Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 21:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

iyagoo qaylinaya oo leh, Nimankii reer binu Israa'iilow, na caawiya. Kanu waa ninka bara dadka oo dhan oo meel kasta jooga inay ka gees noqdaan dadka iyo sharciga iyo meeshan. Weliba wuxuu macbudka keenay dad Gariig ah, meeshan quduuska ahna xaaraan buu ka dhigay.

Falimaha Rasuullada 21

Falimaha Rasuullada 21:21-29