Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 21:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin wax ku saabsan dadkii aan Yuhuudda ahayn oo rumaystay ayaannu qornay, annagoo ku amrayna inay iska ilaaliyaan waxa sanamyada loo sadqeeyo, iyo dhiigga, iyo waxa la ceejiyo, iyo sinada.

Falimaha Rasuullada 21

Falimaha Rasuullada 21:20-28