Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 21:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyaguna, kolkay taas maqleen, ayay Ilaah ammaaneen; oo waxay ku yidhaahdeen isagii, Walaalow, waad aragtaa intay yihiin kumanyaalka rumaystay oo Yuhuudda ku dhex jira; kulligoodna sharcigay ku kulul yihiin.

Falimaha Rasuullada 21

Falimaha Rasuullada 21:19-28