Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 21:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Bawlos u jawaabay oo ku yidhi, Maxaad samaynaysaan oo aad u ooyaysaan oo ii qalbi jebinaysaan? Maxaa yeelay, diyaar uma ihi inaan xidhnaado oo keliya, laakiinse waxaan u diyaarahay inaan Yeruusaalem ku dhinto magaca Rabbi Ciise aawadiis.

Falimaha Rasuullada 21

Falimaha Rasuullada 21:5-19