Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 20:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Hadda, bal eega, waxaan ogahay in dhammaantiin oo aan ku dhex wareegi jiray oo aan boqortooyada ku wacdiyi jiray aydnaan mar dambe wejigayga arki doonin.

Falimaha Rasuullada 20

Falimaha Rasuullada 20:19-34