Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 20:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii rabshaddii dhammaatay dabadeed Bawlos ayaa xertii u cid diray oo dhiirrigeliyey, markaasuu nabadgelyeeyey oo baxay inuu Makedoniya tago.

Falimaha Rasuullada 20

Falimaha Rasuullada 20:1-3