Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 2:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii sanqadhaas la maqlay, dadkii badnaa ayaa isu yimid, wayna yaabeen, maxaa yeelay, nin kastaa wuxuu maqlay iyagoo afkiisa ku hadlaya.

Falimaha Rasuullada 2

Falimaha Rasuullada 2:1-10