Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 2:47 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah bay ammaani jireen, oo dadka oo dhammuna waa u bogay iyaga. Ilaahna maalin walba kuwa badbaadaya ayuu ku dari jiray.

Falimaha Rasuullada 2

Falimaha Rasuullada 2:40-47