Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 2:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rag yahow reer binu Israa'iil, hadalladan maqla; Ciisihii reer Naasared oo ahaa nin Ilaah idiinku caddeeyey shuqullo xoog leh iyo yaabab iyo calaamooyin oo Ilaah ku sameeyey isaga gacantiisa idinka dhexdiinna, sidaad idinka qudhiinnuba u og tihiin,

Falimaha Rasuullada 2

Falimaha Rasuullada 2:12-31