Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 2:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Ilaah baa yidhi, Maalmaha ugu dambaysta waxyaalahanu waa noqon doonaan, Ruuxayga ayaan ku shubi doonaa dad oo dhan; Oo wiilashiinna iyo hablihiinnu wax bay sii sheegi doonaan, Raggiinna dhallinyarada ahuna wax bay arki doonaan, Odayaashiinnuna riyooyin bay ku riyoon doonaan;

Falimaha Rasuullada 2

Falimaha Rasuullada 2:14-18