Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 2:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo kolkii maalintii Bentekoste la gaadhay, meel bay kulligood wada joogeen.

2. Oo waxaa filanla'aan samada ka yimid sanqadh sida dabayl xoog leh oo aad u dhacaysa, oo waxay buuxisay gurigii ay fadhiyeen oo dhan.