Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin qaarkood markay madax adkaadeen oo caasiyoobeen, iyagoo xumaan kaga hadlaya Jidka dadkii badnaa hortooda, ayuu iyagii ka tegey oo xertii ka soo soocay, oo maalin walba ayuu dad kula doodi jiray iskoolka Turannos.

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:1-13