Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Aleksanderos ka soo saareen dadkii badnaa isagoo ay Yuhuuddii hore u soo tuurayaan. Markaasaa Aleksanderos gacan taagay, oo wuxuu damci lahaa inuu af isku daafaco dadka hortiisa.

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:32-41