Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba markii waxyaalahaasu dhammaadeen ayaa Bawlos ruuxiisa kula talo jiray inuu Yeruusaalem tago markuu Makedoniya iyo Akhaya sii dhex maray dabadeed, isagoo leh, Markaan meeshaas tago dabadeed, waa inaan Roomana arko.

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:18-28