Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 19:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi iyagii, Ruuxa Quduuska ah ma hesheen markaad rumaysateen? Kolkaasay ku yidhaahdeen, Maya, maba aannu maqlin in Ruuxa Quduuska ahi jiro iyo in kale.

Falimaha Rasuullada 19

Falimaha Rasuullada 19:1-5