Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 17:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Yuhuuddii oo ka masayrsan ayaa nimanka suuqa ka soo kaxaysatay kuwo shar leh, urur bayna isu keeneen, oo magaaladii bay buuq ka dhigeen; oo markay gurigii Yasoon weerareen ayay waxay dooneen inay iyagii dadka u soo saaraan.

Falimaha Rasuullada 17

Falimaha Rasuullada 17:1-11