Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 17:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaana la kulmay isagii kuwo ka mid ah faylosuufiinta Ebikuriyiin iyo Istoo'ikiin ah. Qaar baa waxay yidhaahdeen, Ninkan dawdarka ihi muxuu odhan doonaa? Qaar kalena waxay yidhaahdeen, Wuxuu u eg yahay nin ilaahyo qalaad wax ka sheega; maxaa yeelay, wuxuu dadkii ku wacdiyey Ciise iyo sarakicidda.

Falimaha Rasuullada 17

Falimaha Rasuullada 17:11-19