Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 17:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kuwaasu waa ka sharaf badnaayeen kuwii Tesaloniika joogay, maxaa yeelay, ereygay aqbaleen iyagoo xiiso weyn u qaba oo maalin kasta baadhaya Qorniinka inay hubsadaan waxyaalahaasi inay sidaas yihiin iyo in kale.

Falimaha Rasuullada 17

Falimaha Rasuullada 17:2-19