Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Bawlos baa wuxuu iyagii ku yidhi, Caddaan bay noogu garaaceen annagoo aan nala xukumin oo ah niman reer Rooma, oo waxayna nagu rideen xabsi; imminkana ma qarsoodii bay nooga saarayaan? Sidaas ma aha; laakiin iyaga qudhoodu ha yimaadeen oo dibadda ha noo saareen.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:33-40