Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bawlos wuxuu doonayay inuu isagu raaco; markaasuu waday oo guday, Yuhuudda meelahaas joogtay darteed; maxaa yeelay, kulligood way wada ogaayeen in aabbihiis uu Gariig ahaa.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:1-5