Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 16:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaasna maalmo badan ayay yeelaysay. Laakiin Bawlos oo ka xumaaday ayaa u jeestay oo jinnigii ku yidhi, Magaca Ciise Masiix ayaan kugu amrayaa inaad iyada ka soo baxdid. Markaasuu saacaddiiba ka soo baxay.

Falimaha Rasuullada 16

Falimaha Rasuullada 16:8-28