Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 13:50 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiin Yuhuuddu waxay soo kiciyeen dumarkii cibaadada iyo sharafta lahaa iyo raggii madaxda magaalada ahaa, silec bayna Bawlos iyo Barnabas ku kiciyeen, oo soohdintoodii bay ka eryeen iyagii.

Falimaha Rasuullada 13

Falimaha Rasuullada 13:40-52