Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 13:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba markii sunagogga laga tegey, kuwa badan oo Yuhuud ah iyo kuwa cibaadaysan oo Yuhuudda raacsan ayaa waxay raaceen Bawlos iyo Barnabas, kuwaas oo la hadlayay iyaga oo ku adkeeyey inay nimcada Ilaah ku sii wadaan.

Falimaha Rasuullada 13

Falimaha Rasuullada 13:39-48