Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 13:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkuu isagii boqortooyadii ka wareejiyeyna, wuxuu u kiciyey iyagii Daa'uud inuu boqorkooda noqdo; kaasoo uu u markhaati furay isagoo leh, Waxaan ogaaday Daa'uud oo ina Yesay ah inuu yahay nin ah sida qalbigaygu doonayo oo samayn doona waxaan doonayo oo dhan.

Falimaha Rasuullada 13

Falimaha Rasuullada 13:18-31