Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 13:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba, bal eeg, gacanta Rabbigu waa ku saaran tahay, oo waad indha beeli doontaa, adigoo aan qorraxda arkayn intii wakhti ah. Kolkaasaa markiiba waxaa ku soo dhacday isagii ceeryaamo iyo gudcur; wuuna warwareegay oo doondoonay nin gacanta ku haga.

Falimaha Rasuullada 13

Falimaha Rasuullada 13:6-17