Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 1:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kolkaasaa kuwii Yeruusaalem joogay oo dhammu ay wada ogaadeen; sidaas daraaddeed meeshaas waxaa afkooda loogu bixiyey Akeldama, taas oo micneheedu yahay, meeshii dhiigga.

Falimaha Rasuullada 1

Falimaha Rasuullada 1:14-25