Kitaabka Quduuska Ah

Falimaha Rasuullada 1:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxay ku yidhaahdeen, Nimankiinan reer Galiliyow, maxaad la taagan tihiin oo aad samada u eegaysaan? Ciisahan samada laydiinka sare qaaday, sidaad u aragteen isagoo samada u socda oo kale ayuu u iman doonaa.

Falimaha Rasuullada 1

Falimaha Rasuullada 1:5-15