Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo intii aan hadlayay, oo aan tukanayay, oo aan dembigayga iyo dembigii dadkayga reer binu Israa'iil qiranayay, oo aan Rabbiga Ilaahayga ah u baryayay buurta quduuska ah oo Ilaahay,

Daanyeel 9

Daanyeel 9:18-27