Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba Ilaahayaga ahow, oo dadkiisa gacanta xoogga leh Masar kaga soo bixiyayow, oo maanta ammaan isu soo jiidayow, waannu dembaabnay, oo wax shar ah baannu falnay.

Daanyeel 9

Daanyeel 9:9-20