Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 9:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida ku qoran sharciga Muuse, xumaantan oo dhammu annagay nagu dhacday, welise Rabbiga Ilaahayaga ah raallinimo kama aannu baryin, si aannu uga soo jeesanno dembiyadayada, oo aannu runtaada uga fikirno.

Daanyeel 9

Daanyeel 9:3-19