Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 8:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan indhahaygii kor u qaaday, oo waxaan arkay wan laba gees leh oo webiga hortiisa taagan; oo labada geesna way dheerdheeraayeen, laakiinse mid baa ka dheeraa midka kale; oo kii dheeraa baa markii dambe soo baxay.

Daanyeel 8

Daanyeel 8:2-7