Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 8:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xooggiisuna wuu weynaan doonaa, laakiinse ma aha xagga isaga xooggiisa, oo aad buu si yaab leh wax u baabbi'in doonaa, wuuna ku barwaaqoobi doonaa wuxuu sameeyo, oo wuxuu baabbi'in doonaa kuwa xoogga badan iyo dadka quduuska ah.

Daanyeel 8

Daanyeel 8:16-27