Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 8:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xataa wuu ka xoog weynaaday ciidanka samada, markaasuu ciidankii qaarkiis iyo xiddigihii qaarkood dhulka ku soo tuuray, wuuna ku tuntay.

Daanyeel 8

Daanyeel 8:3-14