Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 7:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqortooyada iyo dowladnimada, iyo weynaanta boqortooyooyinka samada ka hooseeya oo dhan, waxaa la siin doonaa dadka quduusiinta Ka ugu Sarreeya. Boqortooyadiisu waa boqortooyo weligeed jiraysa, oo dowladaha oo dhammuna isagay u adeegi doonaan oo addeeci doonaan.

Daanyeel 7

Daanyeel 7:26-28