Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 7:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidan buu yidhi, Bahalka afraad wuxuu ahaan doonaa boqortooyo afraad o dunida ka kici doonta, taasu waa ka duwanaan doontaa boqortooyooyinka kale oo dhan, oo waxay cuni doontaa dunida oo dhan, wayna ku tuman doontaa, oo burburin doontaa.

Daanyeel 7

Daanyeel 7:21-25