Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 6:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daanyeel laga soocay taliyayaashii iyo amiirradii, maxaa yeelay, waxaa isaga ku jiray ruux aad u wanaagsan; boqorkiina wuxuu ku fikiray inuu talada boqortooyada oo dhan u dhiibo.

Daanyeel 6

Daanyeel 6:1-12