Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 6:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Dabadeedna boqorkii aad iyo aad buu u farxay, oo wuxuu ku amray in Daanyeel bohosha laga soo bixiyo. Sidaasaana Daanyeel bohoshii looga soo bixiyey, korkiisiina innaba waxyeello lagama helin, maxaa yeelay, Ilaahiis buu isku halleeyey.

Daanyeel 6

Daanyeel 6:17-28