Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 5:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Beelshaasar markuu dhadhamiyey khamrigii ayuu amray in la keeno weelashii dahabka iyo lacagta ahaa, oo aabbihiis Nebukadnesar ka soo qaaday macbudkii Yeruusaalem ku yiil, in boqorka iyo saraakiishiisa, iyo naagihiisii, iyo naagihiisii addoommaha ahaa ay wax ku cabbaan.

Daanyeel 5

Daanyeel 5:1-10