Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 5:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Daanyeel la soo hor taagay boqorka. Boqorkiina waa la hadlay oo Daanyeel ku yidhi, Ma waxaad tahay Daanyeelkii ka mid ahaa kuwii Yahuudah laga soo dhacay, oo boqorkii aabbahay ahaa Yahuudah ka keenay?

Daanyeel 5

Daanyeel 5:6-22