Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Beelteshaasarow, saaxiriinta madaxdoodiiyow, waan ogahay in ilaahyada quduuskaa ruuxoodii kugu jiro, oo aan qarsoodiina ku dhibin, ee haddaba ii sheeg waxyaalihii aan ku arkay riyadaydii, iyo fasirkoodiiba.

Daanyeel 4

Daanyeel 4:5-18