Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 4:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo isla saacaddiiba waxyaalihii waa ku dheceen Nebukadnesar; kolkaasaa dadkii laga eryay, sidii dibina doog buu u cunay, jidhkiisiina waxaa qoyay dharabkii samada, ilaa ay timihiisii u bexeen sida baalal gorgor, ciddiyihiisiina sida ciddiyo haadeed.

Daanyeel 4

Daanyeel 4:24-37