Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 4:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii hadlay oo yidhi, Sow tanu ma aha Baabuloontii weynayd, oo aan u dhisay meel boqornimadu rug u leedahay, oo aan ammaanta weynaantayda ugu dhisay xoogga itaalkayga?

Daanyeel 4

Daanyeel 4:24-37