Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 3:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Boqor Nebukadnesar yaabay, oo haddiiba kacay; oo intuu hadlay ayuu ku yidhi waaniyayaashiisii, Miyaynan saddex nin oo xidhxidhan dabka ku dhex ridin? Markaasay u jawaabeen oo waxay boqorkii ku yidhaahdeen, Taasu waa run, Boqorow.

Daanyeel 3

Daanyeel 3:22-27