Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 3:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba hadday saas tahay, Ilaahayaga aannu u adeegnaa waa awoodaa inuu naga samatabbixiyo foornada dabka ah oo ololaysa; oo isagu waa naga samatabbixin doonaa gacantaada, Boqorow.

Daanyeel 3

Daanyeel 3:7-25