Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 3:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqorow, amar baad ku bixisay in nin kastaaba markuu maqlo codka buunka, iyo biibiilaha, iyo kataaradda, iyo shareeradda, iyo kiraarka, iyo cayn kasta oo muusiko ah, uu hoos u dhaco oo u sujuudo ekaanta dahabka ah,

Daanyeel 3

Daanyeel 3:3-18