Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 3:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Boqor Nebukadnesar wuxuu sameeyey ekaan dahab ah, oo jooggeedu lixdan dhudhun yahay, ballaadhkeeduna lix dhudhun yahay, oo wuxuu qotomiyey bannaankii Duuraa oo ku yaal gobolka Baabuloon.

Daanyeel 3

Daanyeel 3:1-6