Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse haddaydnan riyadii ii caddayn, de markaas sharci keliya ayaad leedihiin, waayo, waxaad soo diyaarsateen hadal been ah oo kharriban inaad igula hadashaan ilaa uu wakhtigu beddelmo. Haddaba riyadii ii sheega, dabadeedna waan ogaan doonaa inaad fasirkeediina ii caddayn kartaan.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:1-12