Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii Daanyeel derejeeyey, oo wuxuu siiyey hadiyado badan oo waaweyn, wuuna u dhiibay taladii gobolkii Baabuloon oo dhan, oo wuxuu ka dhigay taliyaha madaxda u ah ragga xigmadda leh oo Baabuloon oo dhan.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:38-49