Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa boqorkii ahaa Nebukadnesar wejigiisa u dhacay, oo u sujuuday Daanyeel, oo wuxuu amray inay u bixiyaan qurbaan iyo foox udgoon.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:40-49