Kitaabka Quduuska Ah

Daanyeel 2:41 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaad u aragtay cagaha iyo faraha lugeed oo qaar yahay dhoobadii dheryasameeyaha, qaarna yahay birta, ayay u noqon doontaa boqortooyo kala qaybsan, laakiinse waxaa ku jiri doona xooggii birta, sidaad u aragtay birta ku qasan dhoobada dheryaha laga sameeyo.

Daanyeel 2

Daanyeel 2:34-49